Central AC & Split Inverter Installation (1-Year Guarantee) La Xaqiijiyay
80 USD
Sale
Hargeisa
13 saac kahor
Description
Rakibaadda iyo hagaajinta dhammaan noocyada AC-yada (Gree, LG, Samsung, Daikin). Ku shubista gaaska R410a/R32, nadiifinta filter-rada iyo dayactirka matoorrada. Adeeg degdeg ah oo guri kasta iyo xafiis kasta loogu tagayo.
Macluumaadka Iibiyaha
G
Guuleed Cumar
Professional
Xiriirku waa Qarsoon yahay (Qabso booska si aad u hesho)
Item price: $80.00.
Required Upfront (10%): $8.00
to unlock the seller's contact details.
Secure transaction via Sombooking