Luxury 3-Bedroom Furnished Apartment with Ocean View La Xaqiijiyay
850 USD
Rental
Mogadishu
11 saac kahor
Description
Dabaq casri ah oo 3 qol iyo fadhi ka kooban, si buuxda u qalabaysan (Fully Furnished). Waxaa ku yaal xaafadda ammaan ah ee Wadajir / Liido. Koronto iyo biyo joogto ah 24/7, waardiyeyaal heegan ah, iyo aragtida quruxda badan ee badda Hindiya.
Macluumaadka Iibiyaha
M
Mogadishu Executive Apartments
Company
Xiriirku waa Qarsoon yahay (Qabso booska si aad u hesho)
Item price: $850.00.
Required Upfront (10%): $85.00
to unlock the seller's contact details.
Secure transaction via Sombooking